|

Aarhus:(Aayatiin)
Madaxweynihii hore ee Ciraaq Sadam Xuseyn ayaa maxkamad uu qaadi ka
yahay nin ciraaqi ah uu ku xukumay in la dal dalo mudo 30 cisho
gudaheeda, wararka ayaa sheegaya sida laga helay mas'uul katirsan
maamulka Maraykanka in la dal dali doono maalinka Sabtida oo ku
beegan xili ay ku jiraan dadka muslimiinta Ciidul fidriga, arinkaas
ah in la del delo Madaxweyne sadam Xuseen ayaa la fuliyay saakay
6:00 waxyar kadib . waxaa lagu fuliyay xaruunta CID ciraq ee ku taal
meesha ay degan yihiin Maamulka kumeelgaarka ah ee ciraaq iyo
maraykanka ee loo yaqaan Qadka cagaaran. Mowaffak
al-Rubaie oo ah Lataliyaha Amiga guud Ee wadanka Ciraaq ayaa
yiri buugii madowga ahaa waa la laabay ciraaq ciraaq ayaa leh, horu
socod ayaan rajaynay naa. haddalkaa ma aha mid sida uu uyiri loo
qaadan karo waayo waxaa jirta in ay horey usheegeen kooxo
ciraaqiyiin ah in ay sugayaan in laga dhabeeyo dilka Sadam. wax yar
un kadib dilka Sadam waxaa la dilay 30 qof gaari lagu qarxiyay meel
ay ku badan yihiin Shiicada oo lagu qarxiyay Gaari. wadamo badan
ayaa sheegay in ay ka xun yihiin balse Sadam ayaa diiday in loo dado
madaxa markii la dal dalayay, waxaana dal dalay rag madaxa soo
qarsaday.
Cidna uma maqna iyaguna isuma
naxaan
kusoo
dir
wixii fariin ah Email kaanAayatiin@aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
|