|

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
Aarhus:Isbedelka Cimilada aduunka oo sii kululaanaya oo lagu eedeeyay wasaqeynta hawada  wadamada leh warshadaha oo ay ugu horeeyaan shiinaha iyo Maraykanaka iyo Wadanka Soomaliya oo isagu sugaya in lagu amaano in uusan wax wasaq ah ugeysan hawada aduunka maadaama uu burburshay warshadihii wax wasaqayn lahaa.

webmaster@aayatiin.net 

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore:

Aarhus:Isbedelka Cimilada aduunka oo sii kululaanaya oo lagu eedeeyay wasaqeynta hawada  wadamada leh warshadaha oo ay ugu horeeyaan shiinaha iyo Maraykanaka iyo Wadanka Soomaliya oo isagu sugaya in lagu amaano in uusan wax wasaq ah ugeysan hawada aduunka maadaama uu burburshay warshadihii wax wasaqayn lahaa.

Muqdisho: Sheekha Muuddeey Gacal ayaa maanta loo magacaabay la taliyaha dhanka Siyaasadda iyo dib u heshiisiinta ee Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dowladda iyo Saaalim Caliyow Ibrow oo u istaagaya jagada Gudoomiyenimo kana tagaya xilkii wasiirka uu hayay.29jan07

Addis Ababa:Madaxweyne C/lahi yusuf ooshegay in dadka lala hadlyaa ee laheshiisiinayaa ay shacabka yihiin iyo maraykanka oo ka baaraya maydadka rag uu raadinayay.28jan07

Muqdisho:Weerar loo gaystay sandhiga booliska Degmada wardhiigley iyo Ciidamada Booliska DKMG Muqdisho oo sheegay in ay qabteen ninkii maskaxda u ahaa Weerarkii 28jan07

Baydhabo: Gudiga Doorshada Gudoomiyaniha Baarlamaanka oo dib loodhigay,Muqdisho:Maxaabiis kale oo MMi ayaa lasheegayaa in lagu wareejiyay DKMG iyo ciidanka Itoobiya.Jowhar: Maamul loo sameeyay Jowhar iyo rag diiday jaga ka qaadista.

Muqdisho:Madaxweyne C/lahi yusuf oo lakulmaya saacadaha soo socda Qadafi. Muqdisho:Madaafiic xalay fiidkii lagu riday Ciidanka DKMG Iyo Itoobiya.iyo dagaaladii Biyo cade oo sii socda.27jan07

Muqdisho:Nayjeeriya oo ku jirta wadamada geynaya ciidanka AU somaliya.Muqdisho:mesfin oo gaarsiiyay madaxweynaha yaman fariin uu ka siday meles qusaysana Soomaliya.25jan07

Copenhagen: Masjid yar oo ay lahaayeen Soomalida kobenhagan oo la weerararay. Aarhus: Muslimiinta Degan Magaalada Aarhus oo isugu soo baxay in ay muujiyaan codkooda si ay u helaan Masjid Jaamac ah oo laga dhiso Xaafada Brabrand.24jan07

Muqdisho: Madaxweyne C/lahi yusf ayaa jooga caawa Kampala ugana sii jeeda Liibiya.Muqdisho: wadanka Yaman oo furatay Safaaradeedii Muqdisho.23jan07

Muqdisho: Ciidanka Itoobiya ee Joogay Muqdisho oo baxay iyadoo sedex jibaar ciidan itoobiyan ah ay soo gudbeen xadka dhanka mudug iyo gal guduud.Muqdisho:DKMG oo yurub uga jawaabtay Shuruudii ka timid xagooda 23jan07

Nayroobi: Dowladda Kenya oo aan weli wax war ah kasoo saarin  Sh. Shariif Sh. Axmed oo ku sugan Nayroobi iyo Marykanka oo muujiyay in uu ogaa in uu imaanyo Shiikha.22jan07

 Muqdisho: Wasiirka arimaha dibadda ee wadanka Itoobiya oo socdaal taariikhi ah ku yimid magaalada Muqdisho.Muxuuse u yimid 22jan07

Aarhus: Ururka Daalibaan ee 5 sano kahor laga riday t.alada Afgaanistan ayaa dib uqabsaday 6 gobol oo kamid ah koonfurta wadankaas waxaana ay shaaciyeen in dadka ay u furayaan waxbarashada iyo adeega kale oo iyagu aan in muda ah kajirin halkeer 22jan07

 Muqdisho:Maxkamada Gobolka Hiiraan oo Go'aan Qisaas ah xukuntay..Dubai: Madaxweyne Cade muuse oo wali ku jira heshiiskii shirkadaha  kuna soo wajahan wadanka Biljam.21jan07

Addis Ababa: Midowga afrika ayaa rajo ka muujiyay in Soomaliya loo dirayo ciidan Afrikan ah. Muqdisho:weerarkii Villa Soomaliya ee xalay maxaa ugu danbeeyay 20jan07

Addis Ababa: Maanta ayaa waxaa  lafilayaa in shir afrikanka midooway ku yeeshaan xaruunta AU, shirkana waxaa uu ku saabsan yahay dhamaantii Soomaliya waxaana  ka hadlaya  Danjire Fall 19jan07

Muqdisho: Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya Danjire Francios Fall ayaa maanta ku Booqday Madaxweyne C/lahi Yusuf.18jan07

Muqdisho. Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Bartamaha Soomaliya. iyo Hub aruurintii oo wali kasocota Muqdisho.17jan07

Baydhabo:Berito ayaa lafilayaa in lageeyo baarlamaanka DKMG ee fadhiya Baydhabo Mooshin cod loogu qaadayo Shariif Xasan Sh. Aadan..Baydhabo:Raysal wasaare Geedi ayaa yiri dhamaadka bishan socoto ayaa la keenayaa ciidamada Afrikanka ah.16jan07

Muqdisho:DKMG oo martay in la xiro Idaacadaha gaarka loo leeyahay qaarkood magaalada Xamar.Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya oo Magacaabay Maamulka ugu sareeya ee gobolka Muqdisho oo horey loo oran jiray (Banaadir)15jan

Muqdisho: Hubka Hogaamiya Kooxaha Muqdisho oo loo qabtay Ugu danbayn 17janaayo in ay haysan karaan..Muqdisho:Genaral Morgan oo lagu casuumay Villa Soomaliya markii  oo uusan Soogalin wixii ka danbeeyay Xiligii Sodagiis Madaxweynaha ka ahaa Wadanka..Muqdisho:Midowga Afrika Saraakiil kasocota oo booqatay Muqdisho markii ugu horeysay tan iyo intii ay lawareegeen Ciidamada DKMG iyo kuwa Itoobiyanka ee caawinayay.14jan07

Muqdisho:Ciidamada DKMG iyo Kuwa Itoobiya oo fatashaad ka bilaabay Muqdisho Xaafado kamid ah 14jan07

Muqdisho:Gudoomiyaha Barlamaanka KMG iyo asxaabtiisa ayaa saldhig kadhigtay Djabuuti. iyo martiqaad Yurub ay u Fidisay Kooxda Shariifka la gadoodsan kana soo horjeeda DKMG iyo Itobiyanka14jan07

Muqdisho:Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho KM4-caawa kadib markii uu Madaxweyne C/lahi yusf yiri maanta wax ayaa laga qabanayaa kuwa amaan xumida kawada Muqdisho.09jan07

Muqdisho:Dayaaradaha Marakanka oo duqeeyay Koonfurta Soomaliya ilaa iyo Xuduuda Kenya.09jan07

Muqdisho:Gudoomiyaha Barlamanka horay ayaa loogu eedeeyay in uusan aqoon shaqadiisa,wuuna Khilaafay C/lahi Yusuf Iyo Gedi. in uu kula shaqeeyo meel aan ahayn Muqdisho. Halkee ayuu kula shaqayn doonaa Dowlada Muqdisho,Baydhabo, jowhar ama Nayroobi.?maxayse tahay Mustaqbalkiisa siyaasadeed.09jan07

Muqdisho: Madaxweynaha Soomaliya C/lahi Yusuf Aya tagay Muqdisho sheegayna in ay xirantay wadadii wadahadlka Maxkamadaha.08jan07

Muqdisho:Maxay kawada hadleen Madaxweyne C/lahi yusuf iyo Jendy Frazer.. 07jan07

Muqdisho: Salaad Cali jeelle oo sheegay in lagu aruurin doono hubka iyadoon cidna loogu dulqadan. Muqdisho: Xuseen Caydiid ayaa tan iyo intii uu ku soo laabtay Muqdisho la yimid Haddalo aan horey loo maqlin yir maanta 3500 oo kamid ahaa ciidanka MMI ayaa weli jooga Muqdisho. 04jan07

Sucuudiya:Dawlada Sucuudiga oo sheegtay Xujaydii sanadkaan ku geeriyootay Xajka iyagoo gudanaya030107

Muqdisho:Hubkii Ugu horeeyay oo ay iskood u geeyeen Dad Ku qancay hubkadhigista 030107

Muqdisho:Xuseen Caydiid oo dib uga laabtay Oraahdiisii shalay.Cadaado:Cadaado oo lagu qabtay shir looga hadlayay hub uruurinta Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan.03jan07

Muqdisho: dayaarado Ay leedahay Itoobiya oo garaacday Kenya iyo dhooblay 030107

Gaalkacyo: Puntland oo tiri waxaan aqoonsanahay DKMG maxay u tiri sidaas iyadoo ay Puntland Hanti iyo Ciidamo ku taageertay DKMG xiliigii ay daciifka ahayd 03jan07

Muqdisho:Xuseen Caydiid waxaanu ka midoowaynaa Soomaliya lacag iyo baasboor iyo Xuduudaha..Addis Ababa:Mile sanawi waxaa uu qirtay khasaaraha loo gaystay iyo Usbuucyo gudahooda ayay uga Soobaxaysaa Itoobiya dhulka Soomalida. 02jan07

Muqdisho:DKMG oo kenya Kacodsatay in ay madaxda MMI usoo gacan geliso. Kismayo:. BAre Hiirale oo tagay Kismayo. Jowhar: Maxamed dheere Waan dhiibaynaa haddii DKMG ay cid usoo magacowda maamulka Jowhar. Muqdisho:Wasarada warfafinta iyo Radiyo Muqdisho oo lagu wareejiyay DKMG..

Kismaayo:Dowlada Ciidamada DKMG iyo Itoobiyanka oo tagay Kismayo Raysal Wasare Gedi oo Sheegay in Hubka lagu soo xareey sedex cisho gudahooda.

Kismaayo: Dowlada Ciidamada DKMG iyo Itoobiyanka oo tagay Jilib, Dagaal lasheegayo in uukabilwday jilib kadib. iyo Buundada Kamsuuma oo ijirta 35-40 oo lajaray 31Dec06

Aarhus: Saadam Xuseyn oo lagu wado in la del delo sabtida kuna beegan Ciidul adxaa.30Dec06

Aarhus: Saadam Xuseyn oo lagu wado in la del delo sabtida kuna beegan Ciidul adxaa 29dec06

Muqdisho:Ciidamada Huwanta ee Itoobiya iyo DKMG oo fariisimo kasamaystay Muqdisho. Raysal wasaare Geedi oo lagu wado in uu khudbad ka jeediyo Muqdisho. Meles oo sheegay in ay qaadan doonto todobaadyo in ay sii joogaan--Bush oo uduceeyay Meles 29Dec06

Muqdisho:Magaalada Muqdisho 6 bilood kadib noqotay meesha ugu amaanka xun aduunka. Saboolka & Dadka laga tira badan yahay oo cabsidii ugu weyneyd ay soo wajahday 28Dec06

Muqdisho: Ciidamada Dowlada oo gaaray Dhanka kontoroolka Baclad Muqdisho looga aado. Raysal wasaare Geedi oo gaaray Afgooye. 28Dec06

Muqdisho: Meles sanawi oo yiri qayb ayaan dhamaynay hawlgalkaygii lagula dirirayay Maxkamadaha, todobaad ayaan uga baxaynaa Soomaliya, Francois Lonseny Fal   oo sheegay  qatarta dagaalka.

Muqdisho: Dayuurado dagaalka oo duqeeyay Garoomada Muqdisho iyo Balidogle laguna tuhmay in yihiin Itoobiya & Maraykanka. 25Dec06

Muqdisho: Dowlada Itoobiya oo sheegtay in ay dulqaadkii ka sii yaraanayo. maxaakimta oo ku jira abaabulkii ugu danbeeyay. eratereya oo sheegtay itobiya in ay qabsanayso Soomaliya  22dec06

Muqdisho: Dowlada KMG oo sheegatay guul

.Muqdisho: Maxkamada oo yiri Itoobiya askari ayaa laga dilay Deegaanka Iidaale & Itoobiya oo beenisay 20dec06             

 Baydhabo:Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland iyo wafdi uu wato oo tagey xaruunta DKMG.kulana la yeeshay DKMG17dec06

Baydhabo:Madaxweynaha oo sheegay in uu xirmay wadadii wada xaajoodka..Baydhabo: Taliyaha Ciidamada DKMG oo sheegay in waqtigu uu isu gurayo xaga Dirirta. 15.Dec.06

Gaalkacyo:Weerar Gaalkacyo laga Filayo. Baydhabo: Baydhabo oo laga filayo in weerar sedex gees uu qabsado. Addis Ababa:Ethiopia oo ka jwaabtay 7cisho loo qabtay.. Gaalkacyo:Gaalkacyo oo hub lagu qabtay. 13Dec06

Muqdisho:Maxkamadaha oo uqabtay 7 cisho itoobiya. Baydhabo: DKMG oo ciidan udirtay Tiyoglow

Diinsoor:Dagaalkii  Diinsoor oo la sheegay in aysa Itoobiyan aysan ku jirin..Muqdisho:Gurmad Soo gaaraya buurhakabo.10Dec06

Diinsoor:Dagaalkii shalay ee Diinsoor oo laga nastay maanta 09Dec06

Diinsoor: dagaal culus oo ka socda Magaalada Diinsoon, Dagaalkan ayaa Uddhexeeya DKMG & Maxaakimta Islamka...Qahira: Jaamacada Carabta oo kaxun Go'aanka QM.. 08dec06

Newyork Golaha ammaanka oo ansixiyay in ciidamo Afrikaan ah ay tagaan Soomaaliya. Baydhabo:DKMG oo soo dhaweysay..Muqdisho:MM-islamiga oo ka hortimid. Hargeysa:Soomaliland oo raje xumi kaga timid arinkaas 07.Dec.06

Abuja:Raysul wasaare Geedi Xaalada halis ayay noqonaysaa falalka  Maxkamadaha05Dec.06

Aarhus. Laba Shir oo kala Ujeeda ah oo lagu qabtay meel isu jirta wax kayar 500m......Kampala: Dawladda Uganda oo sheegtay inay USA iyo UK kala shaqaynayso ciidamo gaynta Soomaaliya.Newyork:Ciidammo Nabad Ilaalin ah oo la qorsheynayo in dhawaan Somalia keeno 02.dec.06

Maanta30.Jan.2007  Sacada03:25

Aarhus:Aduunka ayaa waxaa kajira walaac aad u weyn oo ah sidii loo xakamayn lahaa dhibaatada ka dhalataa warshadaha iyo uumiga ku baxa hawda, taas oo loo saarsho in ay sababtay hawada sii kulu laanaysa,

waxaa jirtay sanadadii ugu danbaysay in wadamada horu maray ay aad uga hadlayeen dhibaatada sii kordhaysa, wadamada aadka loogu saarsho ayaa waxaa kamid kuwa leh warshadaha waa weyn. oo uu lambarka koowaad kaga jiro Maraykanka.

 si kastaba. waxa ku xiga imika wadanka Shiinaha oo lambarka labaad ku jira, sida uu sheegay aqoon yahan xaga Bay'ada,  Sanadka 2010 Shiinaha waxaa uu dhaafayaa Maraykanaka xaga wasaqeynta hawada,

isbar bardhig lagu sameeyay  118 wadan shiinaha 100 wadan ayay udhigantaa xaga warshadaha.

sida uu sheegay He Chuanqi, oo ah nin ku taqasusay cimilada waxaa uu sicad u yiridhaqaalaha iyo shacabka shiinaha waa wada socdaan lamana dhimi karo midkood oo waxaa dhacaya qarax dhaqaale oo aan laga kaban karin haddii aan lahelin badiil. shiinaha waxaa qiyaastii la furaa sitimaankii shirkad cusub waxaana layiraahdaa in taasi ay dhiira gelinayso kororka warshadaha oo ay tahay in laga wada hadlo.

shirka Davos oo ah magaalo ku taal buuraha swezerland oo looga hadlayay arimaha cimilada, ayaa aad uga hadlay raysal wasaaraha Ingiriiska Blair oo yiri waa in la xaq dhowraa heshiiskii Kyota.waxaa kaloo uu yiri waa in Hindiya iyo Shiinaha lala galaa heshiis ah in ay xaq dhowraan cimilada kululaanaysa oo ay dhowraan Kyota balanteedii, waxaa kaloo uu xusay in maraykanka laga rabo in uu isaguna balan qaado in uu dhimayo wax yalaha sacidaya kulayka cimilada.

waxaa kaloo uu yiri Blair Shinaha iyo Maraykanak haddii aysan sababo kale awgood wax isula keeni karin bal haysku dayaan ugu yaraan in ay kawada heshiiyaan mushkuladaan kulaylka aduunka ee cimilada ay keentay.

sidoo kale waxaa kahadlay shirkaas cimilada looga hadlayay ee Dovos Madaxa dhowrida bayadada(WWF), Jim Leape, oo isagu ku raacay Blair in ay muhiim tahay in lala hadlo wadamadaas, waxaa moodaa in weli aysan daacad ka ahayn maadaama ay wadamada reer galbeedka iska leexinayaan dhibka ay ugaystaan wadamadooda Cimilada, iyagoo farta ku fiiqaya shiinaha Iyo Hindiya.

si kastaba haddii taasi ay sii socoto waxaa ay keenaysaa in ay dhacdo in laga waayo yurub iyo Marykanka waqooyi baraf ama ay noqoto mid ay gabi ahaanba isu bedelaan meel ay xirtay baraf sida ay sheegeen aqoon yahanada.

Dagalkii labaad wixii ka dambeeyay ayay ku fekereen wadamo ay ku jiraan ingiriiska in ay geeyaan warshadahooda aasiya iyo afirka si ay uga fogeeyaan wasaqda warshadaha iyo iyagoo uga talagalayay wadamadaas xoog shaqaale oo jaban. balse taasi waxba ma ay xalin oo waxaa jira dhib aan la qarin karin.

Isha:JP

Abdulmalik M. Farah

Cidna uma maqna iyaguna isuma naxaan

kusoo dir wixii fariin ah  Email kaanAayatiin@aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho: Sheekha Muuddeey Gacal ayaa maanta loo magacaabay la taliyaha dhanka Siyaasadda iyo dib u heshiisiinta ee Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dowladda iyo Saaalim Caliyow Ibrow oo u istaagaya jagada Gudoomiyenimo kana tagaya xilkii wasiirka uu hayay.29jan07

Addis Ababa:Madaxweyne C/lahi yusuf ooshegay in dadka lala hadlyaa ee laheshiisiinayaa ay shacabka yihiin iyo maraykanka oo ka baaraya maydadka rag uu raadinayay.28jan07

Muqdisho:Weerar loo gaystay sandhiga booliska Degmada wardhiigley iyo Ciidamada Booliska DKMG Muqdisho oo sheegay in ay qabteen ninkii maskaxda u ahaa Weerarkii 28jan07

Baydhabo: Gudiga Doorshada Gudoomiyaniha Baarlamaanka oo dib loodhigay,Muqdisho:Maxaabiis kale oo MMi ayaa lasheegayaa in lagu wareejiyay DKMG iyo ciidanka Itoobiya.Jowhar: Maamul loo sameeyay Jowhar iyo rag diiday jaga ka qaadista.

Muqdisho:Madaxweyne C/lahi yusuf oo lakulmaya saacadaha soo socda Qadafi. Muqdisho:Madaafiic xalay fiidkii lagu riday Ciidanka DKMG Iyo Itoobiya.iyo dagaaladii Biyo cade oo sii socda.27jan07

Muqdisho:Nayjeeriya oo ku jirta wadamada geynaya ciidanka AU somaliya.Muqdisho:mesfin oo gaarsiiyay madaxweynaha yaman fariin uu ka siday meles qusaysana Soomaliya.25jan07

openhagen: Masjid yar oo ay lahaayeen Soomalida kobenhagan oo la weerararay. Aarhus: Muslimiinta Degan Magaalada Aarhus oo isugu soo baxay in ay muujiyaan codkooda si ay u helaan Masjid Jaamac ah oo laga dhiso Xaafada Brabrand.24jan07

Muqdisho: Madaxweyne C/lahi yusf ayaa jooga caawa Kampala ugana sii jeeda Liibiya.Muqdisho: wadanka Yaman oo furatay Safaaradeedii Muqdisho.23jan07

Muqdisho: Ciidanka Itoobiya ee Joogay Muqdisho oo baxay iyadoo sedex jibaar ciidan itoobiyan ah ay soo gudbeen xadka dhanka mudug iyo gal guduud.Muqdisho:DKMG oo yurub uga jawaabtay Shuruudii ka timid xagooda 23jan07

Nayroobi: Dowladda Kenya oo aan weli wax war ah kasoo saarin  Sh. Shariif Sh. Axmed oo ku sugan Nayroobi iyo Marykanka oo muujiyay in uu ogaa in uu imaanyo Shiikha.22jan07

Sucuudiya:Dawlada Sucuudiga oo sheegtay Xujaydii sanadkaan ku geeriyootay Xajka iyagoo gudanaya030107

Muqdisho:Hubkii Ugu horeeyay oo ay iskood u geeyeen D

ad Ku qancay hubkadhigista 030107

Muqdisho:Xuseen Caydiid oo dib uga laabtay Oraahdiisii shalay.Cadaado:Cadaado oo lagu qabtay shir looga hadlayay hub uruurinta Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan.03jan07

uqdisho: dayaarado Ay leedahay Itoobiya oo garaacday Kenya iyo dhooblay 030107

Gaalkacyo: Puntland oo tiri waxaan aqoonsanahay DKMG maxay u tiri sidaas iyadoo ay Puntland Hanti iyo Ciidamo ku taageertay DKMG xiliigii ay daciifka ahayd. waxaa kaloo ay sheegeen mas'uuliyiintaas in wadamada carabta ay bedelaan mooqifkooda hore oo ay la shaqeeyaan DKMG ee hogaanka u ah Soomalida cusub.

Kismaayo:Dowlada Ciidamada DKMG iyo Itoobiyanka oo tagay Kismayo Raysal Wasare Gedi oo Sheegay in Hubka lagu soo xareey sedex cisho gudahooda.

Kismaayo: Dowlada Ciidamada DKMG iyo Itoobiyanka oo tagay Jilib, Dagaal lasheegayo in uukabilwday jilib kadib. iyo Buundada Kamsuuma oo ijirta 35-40 oo lajaray 31Dec06

Muqdisho:Reer kismaayo oo raba in la badbaadsho Magaalada Kismaayo siddii loo badbaadshay Magaalada Muqdisho. Iyo Shiikh Shariif Sh.Axmed oo sheegay in aan la ogolaan doonin in Cadowga lagana saari doono Salaada Ciida kadib Kismaayo30Dec06

                                           Kulaabo Boga Hore  
   
                                                                                       www.Aayatiin.net