|
Wadanka shiinaha oo ka mid ah wadamad sida
ugu badan uga faa’idaysta macdantooda ku aasan wadamadooda ayaa
haddana waxaa ay tusaysaa qiyaas la samayeeyay in ay shiinaha
shaqada ugu qatarsan ay tahay in laga shaqeeyaa godadka laga
qodo minada, waxaa ay muujinaysaa qiyaastan la sameeyay in ay ku
dhinteen laga soo bilaabo sandii 2000 ilaa iyo 2005 dad lagu
qiyaasay 33624 ruux oo shaqaalo mimno qodis ahaa, waxaana loo
muujiyay in ay ukala dhacday tirade dhimashada sidatan.
Sanadkii 2000-5798 ruux
Sanadkii 2001-5670 ruux
Sanadkii 2002-6995 ruux
Sanadkii 2003-6434 ruux
Sanadkii 2004- 6027 ruux
Sanadkan 2005-2700 ruux
Sanadkaan waxaa la xisaabay oo kaliya
lixda bilood ee ugu horaysa.
Isha warka.. Reurers
|