|
Telefoon.
Warbixin lagu daabacay webside gudiga caafimaadka ee wadanka
Denmark ayaa waxaa ay muujinaysaa si guud ahaan in caruurtu ayan
u baahnayn in ay is ticmaalaan telefoonka Gacanta, caruurtu
ma’ogaan karaan mana ay dareemi karaan marka ay isticmaalayaan
telefoonka gacanta iyagoo inta badan dhagta ku haya T.gacanta
taas oo sababi karta madax wareer badan iyo waliba fahmo xumi
badan, waxaa intaas u sii dheer dhaqaalaha reerka oo isna hoos u
dhac uu ku yimaado. Wasiirka odorosida Helge Sander iyo
uqaabilsanaha ururka soshalka arimaga isticmaalayaasha Karin
Hækkeerup waxaa labaduba yiraahdeen waa in shacabku maqlaan soo
jeedimaha dowlada eek u socota qoysaska.
Isha Ritzau
|