|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

 

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda.

Tan iyo intii la helay isticmaalka casriga ee tiknolijiyada casriga ah, ayaa waxaa sii lumaya qaabkii hore ee dadku ay uwada xiriiri jireen, waxaa waagii hore aad loogu wada xiriiri jiray warqad isu qorid iyo waliba habka siimka loogu gudbiyo codka ama telefoonka.

Waxaa manta meesha ka sii baxayay qaabkii hore ee waraaqo isu qorka waxaa aad loo adeegsadaa baryahaan waraaqada la isugu gudbiyo habka danabaysan ee Emailka loo yaqaan, arintaan oo aad uga dheeraysa qaabkii hore haddana waxaa ay yeelatay dhibaato taas oo ah in dadkii waalidiinta ahaa ay ku dhibtoodaan in ay la xiriiraan caruurtooda ama ehelkooda.

 Dhibkaan oo ay ka siman yihiin waalidiin badan hadana waxaa ay si gaar ah u taabanaysaa waalidka soomaliyeed ee aan iyaga awooda u lahayn in ay isticmaalaan Emailka, isticmaal la’aanta walidka emailka  gudo iyo dibadba waxaa ay keentay in caruurtooda ay ku wada xirriiraan telefoon oo kaliya.

Laakiinse aniga waxaa ay ila tahay in ay wanaag sanaan lahayd in waalidka lagula xiriiro qaabkii hore ay yaqiineen ee waraaqo qorida iyagoo xitaa haddii aysan waxba aqrin Karin helaya cid u aqrisa maadaama ay gacanta ku wataan warqadaad u soo dirtay.

Qore: Faaid Maxamuud faarax gaas

Wargeyska Aayatiin.

 

 

 

 

 

     
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net