|
Koobka bilada
raashin cunida aduunka oo sanad walba la qabto ayaa waxaa
sanadka 2005 ku guulaystay nin u dhashay wadanka Japaan, isagoo
waliba ku darsaday bilada xaga anshaxa ee raashin raamsashada,
ninkaan ayaa waxaa uu cunay raashinka kala ah.
- 100
buskeeti oo Doofaar fidsan ah 12 daqiiqadood.
- 57
wadnaha lo’da 15 daqiiqadood.
- 69
Hambeegar 8 daqiiqadood.
- 9,07kg
oo bariis lakarshay ah 30 daqiiqadood.
- 53
iyo bar oo rooti qaansiir la galshay 12 daqiiqadood.
Isha. Mitroexpress.
|