|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

 

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Xaruumihii ugu caansanaa ee loo dalxiisi jiray ayaa imika lagu soo koobay meelo kale oo inta badan ay yihiin jasiirado, arintaan oo aan la shaacin ayaa u muuqata mid ay sababtu tahay xag amaan hayeeshee sida lagu soo qorayisha forbes.com ayaa ah mid ay ku qeexeen Jasiiradaha ugu caansan uguna raaxada badan caalamka in ay yihiin.

  • Bor-Bora--------Magaalada polynesien Fransiiska
  • Capri-----------Talyaniga
  • Koriska---------Faransa.
  • Elba-------------Talyaaniga.
  • Fraser Island-- oostaraaliya.
  • Grenada--------Kariibiyanka.
  • Ibiza----------- Isbaanishka.
  • Koh samul----- Taylaand.
  • Mahe- -----------Siishalis.
  • Paros- -----------Giriiga.
  • Santa gruz-----Galaabaaroos.
  • Santorin---- ---Giriiga.
  • Sardinien------Talyaaniga

Isha: mitroexpres.

 

 

     
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net