|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
     
  Aayatiin bisha janaayo--abriil 2006.. Wejiga hore...   Akhrisoo Ogsoonow...

Magacyada dhabta ahaa ee cayaaryahanada canka ah

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka. waa.

Shiinaha oo aad loogu dhinto Miina qodista

Wargelin aan loo diyaar garoobin oo mobilka laga sheegay

Dadka oo ka sii xiisa dhacaya isticmaalka waraaqaha qoristooda

Nin  udhashay wadanka japaan ayaa haysta bilada raashin cunida aduunka

Xaruumihii hore ee loo dalxiisi jiray oo imika la bedelay.

Dayuuradaha leh darajada koowaad(first class)kuwa ugu sareeya raaxada.

 

 

 

Aayatiin bisha Maajo--luulyo 2006.. Wejiga hore..

Wadamada ay bulshadoodu Saacado badan horfadhiyaan Telefishinka.

 

Waxaa  jira tusmo cusb oo ay samaysay aneki.com oo muujinaya in wadamada ugu badan ee dadkoodu ay aad uhorfadhiistaan fiirsashada barnaamijyada telefishinada ka socda, waxaana loo tusmeeyaay usbuucii in ay horfadhiistaan saacadahaan hoose.

1-      Tayland.          22.4 saacadood

2-      Filibiin             21 saacadood

3-      Masar 20,9 saacadood

4-      Turkiya            20,2 saacadood

5-     Indoniisiya      19,7 saacadood

6-     Maraykanka    19 saacadood

7-     Taywaan         18.9 saacadood

8-     Baraasiil          8,4 saacadood

9-     Ingiriiska        18 saacadood

10-Japaan            17,9 saacadood

isha aneki.com

 

 

     
 
 
                                                                                       www.Aayatiin.net