top
logo

User Login




Home Tacsiyadaha Tacsiyadaha Tacsi Marxuum Abuukar Axmed Cadille (Abuukar Garweyne)
Tacsi Marxuum Abuukar Axmed Cadille (Abuukar Garweyne) Print E-mail
User Rating: / 0
PoorBest 
Written by Aayatiin Aarhus   
Saturday, 02 October 2010 21:06

 

 

Marxuum Abuukar Axmed Cabdille (Abuukar Garweyne)

Inaa lillahi wa inaa ilayhi Raajicuun waxaa Magaalada Aarhus ee Dalka Denmark ku geeriyooday Alle Ha unaxariisto Marxuum Abuukar Axmed Cabdille (Abuukar Garweyne.) waxaan Tacsi gaarsiinaynaa Xaaskiisa Cadar Maxamuud Indhayare Caruurtiisa,  dhamaan Reer Axmed Cabdille Garweyne iyo dhamaan ehelada iyo qaraabada uu kabaxay Marxuumka oo ku nool daafaha dunida. isagana alle ha u naxariisto oo hageeyo janadiisa Ferdowsa, dadka kalana samir iyo iimaan alle haka siiyo aamiin aamiin aamiin.

Tacsida waxaa Diraya jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Aarhus.

 

Most Readed

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS