|
Waddaniga Soomaaliyeed
Qof kasta oo Soomaali ah haddii aad weydiiso sida ay ugu muuqato
iyo dareenkiisa ku
wajahan dhibaatada ka aloosan dalkiisa wuxuu la soo boodayaa
waan ka xumahay waana
ka saari lahaa haddii aan ogahay si aan u saaro.
Soomaali badan oo indheergarato iyo aqoonyahano ah ayaa waddankeena ka
buuxawaxayse
u muuqdaan Soomaalidaas maadaama aysan bulshada ka dhex muuqanin dad
quustay oo aan
garaneynin meel ay wax ka bilaabaan iyo sidii ay musiibadan dabada
dheeraatay
waddankooda uga saari lahaayeenhaddiise inta caqliga iyo fekerka
leh ay faraha ka
laabtaan badbaadinta waddankooda yaa badbaadinaaya oo maatada iyo
carruurta
Soomaaliya u gargaarayawaxkasta bilow iyo dhammaad ayay leeyihiindabkan
holcaaya dad
Soomaaliyeed ayaa shiday dad Soomaaliyeedna waa baqtiin ama damin
karaanwaa
nacasnimo iyo dadnimo la’aan haddii faraha laga laabto xaalka
Soomaaliyawaa qasab in
xal si dhaqso ah loo heloarrinta Soomaaliya meesha ay maanta marayso waa
wax aan
haba yaraatee indhaha laga qabsan karin.
Aniga waxaan qabaa in taladan soo socda ay wax beddeli karto:
1- in la aasaaso urur moraal ah uu qof
kasta oo Soomaalinimada daacad ka tahay
isla markaana dhibsanayo xaalka maanta waddankeena ku sugan yahay oo
diyaar u ah in
waddanka Soomaaliyeed ka dhalato nabad iyo barwaaqoururkaas oo la
yiraahdo Waddaniga
Soomaaliyeed.
2- In qof kasta oo Soomaali ah xil iska
saaro sidii uu meesha uu ku nool yahay
ama gudaha Soomaaliya ama dibeddiisaba uga abaabuli lahaa samaynta
ururkaas iyo
ururin waddaniyiinta diyaarka u ah badbaadinta waddankoodafigrada
waddaniyiintana la
aruuriyo.
3- In dadka waddaniyiinta ah ee
xubnaha ka ah ururka waddaniga ay xor ka
yihiin sheegasho qabiil iyo midab ama magac kala sooc ka dhex abuurma
dadka
Soomaaliyeed.
4- Ururka waddaniga Soomaaliyeed waa in uu
khilaafka iyo kala aragtida uu ku
xaliyaa habka wadahadallka (dialogue).
5- In dadkii bulshada
Soomaaliyeed dembiga ka galay faraha laga qaadolabo
sabab awgeed:
B.Qofkii dembi galayIlaahay ayaa xisaabinaayamarka in Ilaahay loo daayoT.
Iyo in aan
daba raacooda lagu mashquulin waayo waqtiga ayay naga luminyaan.
6 Dhammaan qalabka
warbaahinta sida raadiyaha iyo internetka bogagga
Soomaaliyeed ay gacan weyn ka qaataan sidii loo baraarujin lahaa loona
wacyigelin
lahaa xubnaha ururka waddaniga .
7 In dhammaan xubnaha ururka
ku jira aysan cidna wax ka sugin talo in ay san
ka qaadan oday dhaqan iyo qabqable qabiil taladana ay Rabbi saartaan
kuna
shaqeeyaan iskaa wax u qabso ayna u tafaxaytaan sidii ay waddankooda iyo
bulshadooda
u badbaadin lahaayeen.
Ururkaan oo ulajeedadiisu tahay in bulshada Soomaaliyeed lagu kiciyo
rajana lagu
abuuro si u soo noolaato qaranimadii shacabka Soomaaliyeed.
Zahra Abdi Hers
Holland
--
Gundid
ISha:Puna.()
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad
cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.0700
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socda
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay
damintiisa.09.marso.07 |