|
Biljam:Hal saac oo ay
wada hadal yeesheen Raysal wasaare Nuur Cade iyo Wasiirka urub u
qaabilsan horumarinta Louis Michel waxa uu ka hadlay baahida loo
qabo in la dhamaystiro ciidamada Africa ee AMISOM ee ku sugan Somalia,
kuwaasi oo la gaarsiinayo ilaa 8 kun.
Louise Michel waxa uu
soo dhaweeyay dadaalka Nuur Cadde ee hor u wadista hanaanka nabadda
Somalia, isagoo cadeeyay inuu u hayo taageero iyo dhiiri gelinba
Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde si waddankiisa uu ugu hogaamiyo doorashooyin
dimuquraadi ah oo loo wada dhan yahay oo ka dhaca Somalia sanadka 2009.
Waxa uu sheegay in xukuumadda Nuur Cadde ay ku keentay
dardar hor leh oo cusub oo rajo weyn leh hanaanka siyaasadda Somalia
Waxa uu muujiyay ayuu
yiri, inay ka go'an tahay wada hadal loo dhan yahay oo ay ka qeygalaan
mucaaradka, bulshada rayidka ah, kuwa dibedda jooga iyo dhamaan qolyaha
ku lugta leh Somalia ee gudaha iyo dibeddaba.
Waxa ka go'an ayuu
yiri in uu sameeyo dib u heshiisiin run ah oo Somalida dhexdeeda ah inay
ka dhacdo dhulka.
Louis Michel waxa uu
sheegay inuu ku faraxsan yahay in Ra'iisul Wasaaruhu u ballan qaaday
inuu sii hormariyo qorshaha xilliga kala guurka, oo ay ku jiraan dastuur
iyo in loo sii gogol xaaro doorashooyin, taasi oo uu sheegay inuu si
weyn u taageerayo.
Qorshaha Midwoga Reer
Yurub ee Somalia, ayaa waxa loo qorsheeyay in ka badan 254 Million oo
lacagta EURO ah, in lagu taageero hirgelinta qorshahaasi mudada u
dhaxeysa 2008-2013
waxaa kaloo uu cadeeyay Louis in ay
tahay arin fool xun in la laayo dadka ka shaqeeya hay'adha
caalamiga ee caawinaya shacabka.
ISha:Puna.()
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad
cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.0700
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socda
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay
damintiisa.09.marso.07 |