Gen. Wesley Clark ayaa caddeeyey in Maarso 2007 ay dowladdi Bush ay qaban qaabisay inay muddo 5 sano dhexdooda ah dowladaha Soomaaliya, Ciraaq, Suuriya, Lubnaan, Liibiya, Suudaan iyo Iiraan laga dhaliyo dowlado cusub
l Shandad ay ku jiraan waxyaabaha qarxa ayaa laga helay diyaarad u socotay waddanka jarmalka markii ay kici lahayd maalintii Khamiista. Waxaa lagu tuhmayaa inay ka dambeeyaan sirdoonka maraykanka. Sida ay qoreen wargeysyada waddanka jarmalka
Dad gaaraya 32 ayaa ku waxyeeloobay kuna dhintay weerarkii Hotel Muna Muqdisho. Al-shabaab oo sheegatay weerarka in ay lahaayeen, Xisbul Islaam oo ku taageeray iyo Mas'uuliyiinta Dowlaa KMG oo iyagu tagay goobta sheegayna in ay kaxun yihiin wixii dhacay