
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Norway:-Dowlada Norway baa ka seexatey Soomalida degen Norway, warbixin arinkaas ku saabsan. |
|
|
| Written by puna |
| Thursday, 13 August 2009 23:06 |
|
Norway:-Dowlada Norway baa ka seexatey Soomalida degen Norway, warbixin arinkaas ku saabsan. Oslo:Warbixintaan oo hada lasoo bandhigey ayaa lagu sheegey in hoos udhaca weyn ee Soomaalida Norway heysta bay dowladu sabab u tahey. Soomaalidu waa bulshada ugu hooseeya bulshada ajnabiga ah ee ku nool norway sida ay warbixintaani qortey waxey kaloo warbintani tiri Soomaalida Norway aad buu ugu badan yahey furiinku,caruurtuna way badantahey,badankooduna waxey ku noolyihiin lacagta ceyrta. Warbixintaan oo maanta lasoo bandhigey ayaa cadeysey in barnaamijka hurimarinta Norway uu ka seexdey Soomalida kana dhigey kuwa ugu liita wadanka,waxaa tusaale loo soo qaatey in dowladu ay aad u caawiso reerku markey kala tagaan(isfuraan) taasoo ka mida sababta keentey in qaar badan ay kala guuraan waligoodna iskaga nooladaan lacagta cayrta.Xogheynta dowlada (Statssekretæ)r Libe Rieber Mohn waxey qirtey in lagu qaldamey barnaamijka isdhexgalka wadanka,waxeyse raacisey in soomaalida xitaa laftoodu masuul ka yihiin heerka ay maanta ka joogaan bulshada.(Integration ..Barnaamijka isdhexgalku waa caawinta la caawiyo dadka qoxootiga iyo ajnabiga si ay ula qabsadaan wadanka kaligoodna meel isu taagaan ) Dowlada Norway waxey isticmaashaa habkasta oo cusub si dadka ajnabiga ahi uu shaqo u helo galaona suuqa shaqada |
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow






