top
logo

User Login




Home Warka Faalo Helikobtar iyo diyaarad yar oo isku dhacay USA
Helikobtar iyo diyaarad yar oo isku dhacay USA Print E-mail
User Rating: / 0
PoorBest 
Written by puna   
Saturday, 15 August 2009 23:32
Labada diyaaradood ee isku dhacey bilowgii wiigaaan Magaalada New York ayaa waxaa sababteeda laheyd qolyaha diyaaradaha haga oo la sheegey baaritaan dheer ka dib in ninkii hagayey uu markuu diyaarada la xiriirayey uu u soo dhacey teloonkiisa khaaska ah ka dibna uu iska sii watey hadalkii taleefoonkiisa oo uu la hadlayey saaxiibadiis.

Labadaan diyaaradoo oo mid aheyd kuwa yaryarka ah ee 3 qof raacdo iyo helikoptar ay ka buuxeen 7 qof oo dalxiisayaal talyaani ah dhamaantood wey dhinteen.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS