
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Aroos sifiican loo buuxay ayaa Haweeney maseersan gubtay 43 ayaa ku dhintay |
|
|
| Written by puna |
| Monday, 17 August 2009 20:18 |
|
Arooskaan oo ka dhacay caasimada Kuwait ayaa dab qabsadey hal mar seetamaankii hore,ugu yaraan 43 qof ayaa ku dhintey,maanta ayaa bileyska Kuwait xabsiga u taxaabeen naagtii hore(uufurey) ninkii arooyey habeynakaas tasoo markii dambe qiratey iney iyadu arooska dab qabadsiisey iyadoo isticmaaleysa taraq iyo baansiin, sababta ay saas u sameyseyna ay aheyd maseyr ay ka maseyrsaney ninkeedii hore oo dhiganayey arooskaan. Naagtaan oo 23 jir ah ayaa iminka xabsiga la dhigey,dabkaan ay arooska qabadsiiseyna waxaa ku dhintey waxey ahaayeen haween iyo caruur ugu yaraan 72 haween iyo caruura ayaa ku dhaawacmey. |
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow






