top
logo

User Login




Home Warka Faalo nin Soomali ah oo lagu dilay xabad Sigaar ah Dartiis Denmark!!!!
nin Soomali ah oo lagu dilay xabad Sigaar ah Dartiis Denmark!!!! Print E-mail
User Rating: / 3
PoorBest 
Written by Puna   
Saturday, 29 August 2009 00:22

Nin Soomaali ah ayaa xaley saqdii dhexe ay dhalinyaro kale oo Soomaali ahi ay ku dileen guri ku yaal xaafada Tingbjerg ee Copenhagen caasimada Denmark,  ninkaan ayaa mindi dhowrjeer lagala helay caloosha iyo qoorta,  dhalinyaradaan oo wada joogay guri uu mid ka mid ahi  daganaa ayaa muran dhexmaray waxaa ka dhashay dagaal sababay dhimashada. sida ay qoreen jaraa'idada ka Denmark waxaa ay cinwaan uga dhigeen nin lagu dilay xabad Sigaar ah, waxaa kale oo ay cadeeyeen in ay booliska kaheleen guriga mindida oo dhiig leh iyo waxyaalaha lacabo oo lagu doorsoomo.

Ninkaan dhintey ayaa markiiba loola cararey Isbitaalka weyn ee Rigs hospitalet balse saacadu markey aheyd 04:30 kii ayaa dhakhaatiirtu sheegeen inuu dhintey oo aan la badbaadin karin.

Bileysku waxey saaka aroortii xireen 2 dii nin ee kale oo 37 iyo 34 jir ah,

Nin sadexaad ayaa cararey balse hadda ayaa bileysku ku mashquulsan yihiin sidday ku soo qaban lahaayeenn, lama oga ninka dhintey magaciisa iyo qofka uu yahey ilaa hadda.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS