top
logo

User Login




Home Warka Faalo Laba diyaaradood oo maraykan ah Baraawe ku weeraray saraakiil Al-shabaab ah.
Laba diyaaradood oo maraykan ah Baraawe ku weeraray saraakiil Al-shabaab ah. Print E-mail
User Rating: / 5
PoorBest 
Written by puna   
Monday, 14 September 2009 23:29
Saleh Ali Saleh Nabhan
Warar goor dhaw naga soo gaaray degmada Baraawe ayaa sheegaya in duqeymo xoogan lagu weeraray kolonyo gaadiid aha oo ay la socdeen saraakil ka tirsan Al-Shabaab.

Duqeynta oo ay geysteen laba diyaaradood oo ah nuuca qumaatiga u kaca ee Hilocoptares-ka ayaa waxaa la rumeysanyahay in ay ka soo kaceen markab yaala xeebta Baraawe.

Weerarkan ayaa u muuqda mid qorsheysan walina lama helin magacyada saraakisha kolonyadaas la socotay waxaase la rumeysanyahay in ay ku jiraan rag muhiim ah.TV-ga Al-Jazeera ee laga leeyahay dalka Qadar ayaa goor dhaw baahiyey in duqeyntii ay geysteen diyaaradaha dagaalka ee mareykanka kana geysteen degmada Baraawe ee G/Sh/Hoose lagu dialy Saalax Cali Saalax Nabhaan oo ahaa hogaanki Al-Qacida ee G/Afrika.oo asal ahaan kasoo jeeda Kenya.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS