top
logo

User Login




Home Warka Faalo Maxkamada Sare ee Hay,ada Socdaalka Iyo Arimaha Sharciga Sweden oo Go,aan Ka Gaartay Somalida Magang
Maxkamada Sare ee Hay,ada Socdaalka Iyo Arimaha Sharciga Sweden oo Go,aan Ka Gaartay Somalida Magang Print E-mail
User Rating: / 9
PoorBest 
Written by puna   
Friday, 23 October 2009 14:17
Maxkamada Sare ee Hay,ada Socdaalka Iyo Arimaha Sharciga Sweden oo Go,aan Ka Gaartay Somalida Magangalyo Doonka Ah
 

Warqad-qoraal ah oo ku lifaaqnaa magaca wasaarada socdaalka iyo Arrimaha sharciga ee Dalka Sweden ee Migratoin-Verket ayaa lagu sheegay baaritaano ay sameeyeen ay ku ogaadeen inay jirto khatar weyn oo ku soo food saartay somalida hadii aan la aqbalin codsiyada dadka magan galyo doonka ah ee soo cararay Dalka dagaaladu la dageen ee Soomaaliya.
 
Gudi ka koobnaa garsoorka maxkamada sare oo si qoto dheer ugu kuurgalay xaalada ay u suganyihiin Soomaalida kasoo baxsada dagaalada iyo rabshada ka holcaya gudaha Wadanka gaar ahaana gobolada koonfureed, hakaasi oo noqotay meel amaankeedu uu faraha kabaxay.
 
Waxaana Gudigu go,baaritaano ay sameeyeen kadib ka soo saareen go,aan buuxa oo ah in dadka Soomaalida ee aan sharciga haysanin hada ay xaq u leeyihiin in magan galyo laga siiyo Dalka Sweden sibay yiraahdeen ay ugu noolaadaan oo aan dib celin lagu samaynin, go,aankaas kasoo baxay hay,ada garsoorka&waaxda socdaalka ayaa ah mid si rasmi ah loogu dhawaaqay.
 
Go,aankan kasoo ha,yda socdaalka Sweden ayaa ku soo beegamaya xili ay dagaalo iyo iska hor-imaad lagu riiqmay wali si isdaba joog ah uga soconayan Gobolo iyo degaamo kala gedisan oo dhaca dhanka koonfureed ee Dalka Soomaaliya, kuwaasi oo marba marka ka dambeysa sii karaar qaadanaya.
 
Xarunta wararka Puntlandi EU (PMC)

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS