top
logo

User Login




Home Warka Faalo Nin Masas mamnuuc ah isku soo xirxiray oo lagu qabtay Norway.
Nin Masas mamnuuc ah isku soo xirxiray oo lagu qabtay Norway. Print E-mail
User Rating: / 14
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Tuesday, 27 October 2009 23:28

Nin Masas mamnuuc ah isku soo xirxiray  oo lagu qabtay Norway.

waxayna kala ahaayeen noocyada 14 royal pythons and 10 albino

Nin dhalinyaro oo 22 jir reer Norway ah ayaa waxaa lagu qabtay wadanka Norway isaga oo wada masas tira badan kuwaas oo uu kusoo qarshay jirkiisa, Masaskaan ayaa ah kuwo mamnuuc ka ah wadankaas Norway waxaa uu ka iibsaday wadanka Danmark taas oo ay caadi tahay in aad ku dhex haysan karto mas gurigaaga, waxaa uu kala dhoofay dekada Hershils oo Denmark ku taal isagoo kadegay Kristinsted oo ku taal koonfurta Norway. Booliska ayaa hada haya lamana yaqaan sida ay ka yeelayaan masaska mamnuuca ka ah wadankooda.

waxaa lasiidaayay markii uu ogolaaday ganaax dhan 12500 oo NKr. una dhiganta 1380 pound Uk.

Qolooyinkii uu ka gatay ayaa isku difaacay in uusan usheegin waxa uu ku falayo.aka aaqri warkoo ingiriis ah halkaan.http://uk.news.yahoo.com/5/20091027/twl-writhing-snakes-duct-taped-to-smuggl-3fd0ae9.html

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS