top
logo

User Login




Home Warka Faalo Det Somaliske Forbund oo Shir looga hadlayay wixii kadhacay Somaliya oo lagu qabtay Århus-Danmark
Det Somaliske Forbund oo Shir looga hadlayay wixii kadhacay Somaliya oo lagu qabtay Århus-Danmark Print E-mail
User Rating: / 5
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Friday, 11 December 2009 12:13

Waxaa xalay isugu yimid Magaalada Århus ee xaruunta labaad Danmark dad badan oo ka kala socday 30 urur oo ka jira wadankaan, shirka waxaa uu kadhacay xaafada Brabrand goobta kulanka Globus1.

Dhamaantood waxaa ay u yimaadeen magaalada Århus arintii kadhacday Somaliya todobaadkii hore ee qaraxii kadhacay Muqdisho. Shirkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dadkana ku casuumay ururka Det Somaliske forbund( ururka xiriirinta soomaliyeed) oo isagu xaruuntiisa ay tahay Århus.

waxaa aad looga hadlay arinkaas oo ay baryahaan waday mediyada wadankaan in ninka laga shakisan yahay in uu fuliyay qaraxaas laga yaabo in uu Denmark ka tagay. weli lama hubo oo waxaa socda baaritaan, sikastaba waalidka iyo dadka  degan Denmark ayaa aad uga xumaaday in ay maqleen, xalay ayay waxaa ay kasoo saareen warmutiyeed ah in ay ka xun yihiin wixii dhacay loona baahan yahay in laga hortago in aysan arinkaas oo kale dhicin. ka akhri halkaan wixii ay ka sheegeen media-yada shirkaas.

Jyland posten:  http://jp.dk/indland/aar/article1915985.ece 
    TV2:                 http://nyhederne.tv2.dk/video/index.php/nodeId-27016132.html

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS