top
logo

User Login




Home Warka Faalo Madaxweynaha Puntland oo Masar u yimid Arimo Muhiim kalana hadlaya Madxda masar ugu saraysa.
Madaxweynaha Puntland oo Masar u yimid Arimo Muhiim kalana hadlaya Madxda masar ugu saraysa. Print E-mail
User Rating: / 6
PoorBest 
Written by Punlandi   
Saturday, 30 January 2010 15:40

Madaxweynaha Puntland oo Masar u yimid Arimo Muhiim ah.

Madaxweyne Faroole ayaa safarkiisii labadii todobaad ee nasoo dhaafey kulamo kala duwan la qaatey hogaamiyayaasha Jabuuti,Ethopia iyo masar,wuxuu kaloo Adis ababa kula kulmey qaar ka mid ah wakiilada dowladaha Afrika kulamadaas oo dhan waxey gogol xaar u ahaayeen shirka hogaamiyayaasha afrika uga furmi doona magaalada Adis ababa oo ajandaha ugu weyn yahey arimaha Soomaaliya.

Warar hoosaad aan ka helney safarka Madaxweyne faroole ayaa sheegaya in Puntland la doonayo iney doorweyn ka qaadato oo muuqda ka qaadato arimaha Somalia,waxaa ka mid ah arimahaas in puntland lagu qabto shirarka nabadeynta iyo shirarka baarlamaanka, wararkale oo waxaa jira sheegaya in Xarun ciidanamada Amisom ay doonayaan iney xaruntooda weyn ka furtaan meel Puntland ah(Headquarters).

Safarkii uu madaxweynuhu ku tagey Jabuuti ka dib ayaa Jabuuti ku dhawaaqdey iney geynayso ciidamo Somalia.
Libiya oo madaxweyne Faroole la kulmey madaxweynahooda ayaa iyana muujiyey iney diyaar uyihiin wax ka qabadka nabadeynta Somalia.

waxaan ka soo xiganay Puntlandi

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS