top
logo

User Login




Home Warka Faalo Volkano sababay in aysan isu gudbin diyaaradaha reer yurub iyo dunida kale.
Volkano sababay in aysan isu gudbin diyaaradaha reer yurub iyo dunida kale. Print E-mail
User Rating: / 10
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Friday, 16 April 2010 01:31

Diyaardaha Yurub oo lawada joojiyay. Volakno kadhacday Iceland iyo qiiq cirka isku shareeray, arinkaas waxaa uu dhib u gaystay martidii kasoo qeyb gali lahayd dhalasha boqorada Denmark oo 70 gaartay.

Waxaa baryahaan ka socday wadanka Iceland. dhibaato la xiriirta Volkano ka qaraxday wadankaas, goobta ay ka qaraxday ayaa waxaa laga soo qixiyay dadkii deganaa, waxaa sidoo kale ay saadaaliyeen dadka aqoonta u leh bay'ada in ay keentay in uu dhaalo barafka ku hareeraysan wadankaas

. wadankaas oo indhawaalo la liicayay dhaqaalo xumo ay keentay, dhibka dhaqaale ee dunida ka jira, ayaa waxaa maanta laqaybsaday dhibkaas wadamo badan oo Yurub ku yaal iyo waliba dunida kale, kadib markii la sheegay in aysan imaan karin diyaarado. waxaa laga mamnuucay wadamo badan, taas oo dhaqaalaha saamayn ku yeelan karta.

 waxaa la sheegay in ay sababtu tahay Qiiqa/qaaca iyo habaaska Volkanada ayaa waxaa uu isku shareeray samada taas oo soo gaaray wadamo badan oo kamid ah yurub. waxaa sidaas darteed la sheegay in ay dhib ku tahay in dayuuradaha ay degaan ama wax arkaan.

wadanka Denmark ayaa waxaa ka jirta xaflad loogu dabaal degayo Boqorada wadankaas margrethe2 oo iyadu dhalosho leh gaartayna 70 sano. waxaa la sheegay in martidii la sugayay aysan imaan badankood.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS