
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Yurub oo ay ka dhalan doonaan kaligiitaliye sidii Hitler |
|
|
| Written by Aayatiin |
| Wednesday, 16 June 2010 19:45 |
|
Wuxuu Jose Manuel Barroso ka digay inay dhici karto in haddii aan xaaladda dhaqaale xumo ee ka jira waddamada Giriiga, Isbeeyn iyo Bortuqaal aan wax laga qaban in dagaal sokeeye ka dhici karo ama ay dhici karto in xukunka la wareegaan Ciidamada xoogga dalka. Warkaasna waxaa soo qoray Mail online.
Halkaan ka akhriso isagoo af ingiriis ah.
|
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow



Madaxweynaha EU-da Jose Manuel Barroso oo sheegay in yurub ay halis u tahay in dagaal sokeeyo ka dhaco iyo in kaligiitaliye qabsado xukunka.


