top
logo

User Login




Home Warka Faalo Israaíil maxay ugala jeedaa la kulanka Falastiin
Israaíil maxay ugala jeedaa la kulanka Falastiin Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by aayattin   
Friday, 03 September 2010 14:52

Wadaxaajoodka israaiil iyo falastiin waa mid israaiil rabtay  ee maxaa ku soo hoos qarsoon.

Waxaa dadka ku xeel dheer arimaha siyaasadda Israaìil lagu fasirayaa la kulanka Raysalwasaaraha israaiil Benjemin Netanjahu iyo madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas yahay mid ay wadato israaiil.

 

Benjemin Netanjahu waa ninka ugu madax adag intii raysalwasaare soo maro israaiil, waana ninka aan waxna u ogoleyn falastiin. Waxaa la ogyahay in israaiil ay doonayso inay weerar ku qaado waddanka Iiraan. Si ay caalamka iyo dhammaan muslimka caalamka ku nool uga hesho waxaa lagu caddaadiyey inay marka hore falastiin la xaajooto oo ay wada fariistaan.

 

USA ayaa u sheegtay israaiil inay marka hore la xaajooto falastiin. Hadddii ay taas samaysana in maraykanka caawin doono inay wadajir khttp://www.aayatiin.net/submit-an-article.htmlu qaadaan dagaal waddanka Iiraan.

Masar iyo Cumaan waxaa laga saxiixayaa inaysan dhaqdhaqaaqin marka la wareerayo Iiraan, haddii kale waxaa dhammaan caalamka la tusayaa inay muslimiinta jabiyeen hashiiskii israaiil iyo falastiin, halkaasna waddan falastiin la yiraahdana hadalkiisa la waayo. waa waxa ay rabaan Benjamin Netanjahu kooxdiisa.
 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS