top
logo

User Login




Home Warka Faalo Tirada Qaxootiga soomaaliyeed ee yimid Jarmalka 2010
Tirada Qaxootiga soomaaliyeed ee yimid Jarmalka 2010 Print E-mail
User Rating: / 8
PoorBest 
Written by Aayatiin(jarmalka)   
Saturday, 11 September 2010 17:50

 

Qaxootiga soomaaliyeed ee ku soo qulqulaya waddanka jarmalka.

Waxaa la sheegayaa in qaxooti lagu celiyey Itaaliya.

Aayatiin(Jarmal), Waxaa sanadkaan aad iyo aad qaxootiga Soomaaliyeed u hadalhayaan siday ku gaari lahaayeen waddanka Jarmalka, kaasoo lagu sheegayo inuu dadka soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah waddamada Giriiga iyo Malta siinayo aqoonsiga  qaxootinimo.

 

Laga soo bilaabo sanadkaan horraantiisa Janaayo ilaa Juulaay waxaa qaxootinimo waddankaan jarmalka u yimid dadka soo jeeda soomaalida tiro lagu qiyaasayo 924.

Waddamada qaxootiga waydiistay waddanka jarmalka waxaa ugu badan Janaayo-juulaay 2010:

1. Ciraaq                                           3125 qof

2. Afganistaan                                  3052

3. Iiraan                                             1150

4. Soomaaliya                                  924

5. Seerbiyaan                                   871

6. Koosobo(albaana)                     810

7. Turki                                              803

8. Suuriya                                         699

9. Ruush                                          654

110. Fiyetnaam                               627

Bisha Juulaay oo kaliya waxaa qaxootinimo waddankaan waydiistay dadka ka soo jeeda soomaalida tiro lagu dhan 375 qof.

 

Waxaa la sheegayaa xeryaha qaarkood in dadka ka yimid waddanka Itaaliya lagu celiyey itaaliya, ka dib markii la ogaaday inay deganaansho ku leeyihiin waddanka Itaaliya.

 

.

 

 

 

Most Readed

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS