top
logo

User Login




Home Warka Faalo Wiil soomaali ah oo isku qarxin lahaa Maraykanka
Wiil soomaali ah oo isku qarxin lahaa Maraykanka Print E-mail
User Rating: / 4
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Saturday, 27 November 2010 11:23

 Maxamed Cismaan Maxamuud, 19 jir. Wuxuu damacsanaa inuu isku qarxiyo waddanka Maraykanka 27.11.10

 

Gobolka Oregan ee waddanka Marayka. Maxamed markii la qabanayey waxaa lagu duhunsanaa inuu doonayey inuu isku qarxiyo farasmagaalada, wuxuuna doonayey inuu baabuur uu ka soo buuxiyey waxa qarxa oo ay dadka iskuugu yimaadaan dukaamadana ay habeenkii furan yihiin iyo bacadlayaal soo buuxiyey bishaan Diseember.

Waxay sheegeen FBI inay dabasocdeen Maxamed ilaa 2009, taasoo ay ku ogaadeen inuu nin jooga bakistaan la xiiray, teer iyo waagaasna way daba socdeen.

 

http://www.haaretz.com/news/international/u-s-officials-we-foiled-pre-christmas-ceremony-bomb-plot-1.327196

 

Most Readed

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS