top
logo

User Login




Home Warka Faalo Suudaan oo loo qeybinayo labo waddan
Suudaan oo loo qeybinayo labo waddan Print E-mail
User Rating: / 15
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Sunday, 09 January 2011 19:21

Suudaan oo loo kala go`ynayo labo waddan mid muslim ah iyo mid Masiixii ah.

 

Maanta oo Axad ah taariikhdana 09.01.2011 waxaa dhammaan waddanka suudaan laga qaadayaa dadka ku nool wood ku saabsan inay raali ka yihiin in koonfurta waddanka suudaan loo gooyo waddan gooni ah dadka masiixiga ah ee ku nool halkaas.

 

Waxaa laga baqayaa in dagaal xun halkaas ka dhaco, waayo waxaa khatar ku tahay waqooyiga suudaan haddii koonfurta suudaan waddan madaxbanaan noqdo.

Koonfurta suudaan waxaa ka buuxa saliida ugu badan waddanka suudaan, loogana dhoofiyo waddanka shiinaha, loona mariyo Khartuum.

Haddii ay waddan madaxbanaan noqdaan waxaa la sheegayaa inay doonayaan inay saliida waddankaas ka dhoofin doonaan waddanka keenya. Halkaas ugu dhammaato waddanka muslinka ah ee waqooyiga suudaan.

Dunida kale waxay ku dadaalayeen siday hal waddan u noqon lahaayeen sida waddanka jarmalka oo waagii hore la kala qaybiyey marakanna hal waddan ah. waddanka kuuriya oo iyagana doonayaan inay midoobaan. Dhibka afrika ka jira waa iyagoo diimo loo kala qeybinayo.

 

Waxaa aad arrintaan suudaan ugu horreeya jilaaga lagu  magacaabo  George Clooney, sameeyeyna sataliit ilaaliya koonfurta suudaan laga bilaabo maanta 09.01.11 dunida oo dhanna daawan karaan.

waxaa lagu magacaabaa Satellite Sentinel Project.org

Doorashadaan waxaa lagu wadaa in goàankeeda lagu dhawaaqo bilowga Febaraayo.

Waxaa ku xiga waddanka suudaan waddanka soomaaliya oo iyagana loo kala qaybin doono 3 waddan labo muslim(sooomaaliya, Somaliland iyo koonfurta soomaaliya oo masiixi laga dhigayo). Maaha wax kaftan ah ee waxaa ka soo ogaanay waddanka kenya dad ku nool oo u shaqeeya UN-ta.

 

 

Most Readed

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS