top
logo

User Login




Home Warka Faalo Yuhuudda oo gantaal ku riday waddanka Suudaan
Yuhuudda oo gantaal ku riday waddanka Suudaan Print E-mail
User Rating: / 28
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Friday, 08 April 2011 11:05

Yuhuudda oo la dagaalamaysa waddanka Suudaan

 

Maalintii Arbaca 06.04.11 ayaa waxaa ku dhintay waddanka Suudaan labo qof oo rayad ah oo watay gaari, markii ay ku dhacday Gantaal laga soo tuuray waddanka Yuhuudda.

in u jirta 700 mayle ayaa lagu tuhunsan yahay in laga soo tuuray gantaalkaas. Dad arkayey ayaa sheegay in gantaalka uu ka yimid xagga badda ee waddanka suudaan laguna wado in xagga badda laga soo tuuray ama in dhulka yuhuudda laga soo tuuray

 

Yuhuudda waxay ku eedaynaysaa Waddanka Suudaan inay si qarsoodi ah ugu gubiyaan hub falastiinta deggan Gasa.

 

Wasiirka arimaha dibadda ee waddanka Suudaan Cali Karti ayaa sheegay inaysan ahayn markii ugu horreysay oo ay Yuhuuddu soo weeraraan waddanka Suudaan. Sanadkii 2009-kii ayey ahayd mar ciidan aan la garanaynin ay soo galeen Suudaan iyagoo watay dayuurado, kuna garxiyey bambaanooyin dad u shaqeeya dowladda Suudaan.  

 

Most Readed

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS