top
logo

User Login




Home Warka Warkii ugu danbeeyey Bambo ayaa ku qaraxday Malloca labo qof ayaa ku dhintay.
Bambo ayaa ku qaraxday Malloca labo qof ayaa ku dhintay. Print E-mail
User Rating: / 0
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah Abdulmalik@aayatiin.net   
Thursday, 30 July 2009 14:27

Palmanova

Bambo ayaa ku qaraxday Malloca labo qof ayaa ku dhintay.

Laba ruux ayaa ku geeriyootay qarax bombo oo kadhacay saldhig ciidanka amaanka spain hortiisa.sidaasna waxaa qoray wargeyska spain ee El Mundo, tiro dad ahna waa ay ku dhaawacmeen oo ay ku jiraan Ciidanka amaanka.

Qaraxa waxaa uu ka dhacay meel ujirta 500 mitir xeebta, waana meesha ugu dalxiiska badan, waxaa sidoo kale meeshaas ku yaala Qasriga Marivent Palace oo ah goobta ay ku raaxaystaan Qoyska Boqortooyada reer Spain. weli macada cida ka dambaysay hayeeshee baarid ayaa socota, waxaa aad looga shaki qabaa kooxda xoriyad doonka ee ETA, kadib markii ay shalay qarax kageysteen lamid ah kan Burgos oo ku taal waqooyiga spain.iyagaana qaraxii shalay loo qabtay.

 

På nuværende tidspunkt er årsagen til hændelsen uvis. Politi og brandvæsen er på stedet.

I går eksploderede en bilbombe i  i det nordlige Spanien, som terrororganisation ETA, er blevet holdt ansvarlig for.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS