top
logo

User Login




Home Warka Warkii ugu danbeeyey Ciidamada Amisom iyo dabaabado dagaal oo ay wataan ayaa caawa ku faafay degmooyinka W/Muqdisho sida
Ciidamada Amisom iyo dabaabado dagaal oo ay wataan ayaa caawa ku faafay degmooyinka W/Muqdisho sida Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by puna   
Saturday, 15 August 2009 23:35
Ciidamada Amisom iyo dabaabado dagaal oo ay wataan ayaa caawa ku faafay degmooyinka W/Muqdisho sida Shibis , C/Casiis iyo Kaaraan.

Ciidamadan ayaa caawa dagay meelo ay ka midyihiin Bar Fiat , Hotel Jubba , iyo isgoyska Maanabolyo , waxaana ay ku hubeysanyihiin dabaabadaha dagaalka iyo kuwa kale ee qafilan.

Goob joogayaal ayaa u sheegay shabakada wararka AllPuntland in caawa degmooyinka W/Muqdisho laga dareemayo cabsi dagaal iyo dhaqdhaaqaqyo ciidan .

Dhinaca kale xoogaga mucaaradka ayaa iyagana caawa diyaar garow dagaal ku jira , waxaana ay hubkoodi isugu keeneen jiidaha hore ee ay kaga jireen W/Muqdisho.

Dad fara ku tiris ahaa oo dhawaan ku soo laabtay xaafadaha W/Muqdisho ayaa caawa wadnaha farta kaga haya in uu dagaal qabsado.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS