
Main Menu
BBC Somali
VOA
User Login
Links
| Haweeney lataliso ahayd oo 56 jir ah ayaa lagu dilay holstbro nin 28 jir soomali ah ayaa loo qabtay |
|
|
| Written by Abdulmalik m Farah |
| Wednesday, 27 January 2010 12:51 |
|
Haweeney latalisa ka ahayd Magaalada Holstbro ee ku taal Denmark, ayaa waxaa lasheegay in uu dilay nin ay u ahayd lataliso oo kamid ahaa macaamiisheeda, arinkaan ayaa loo haystaa oo loo qabtay nin Somali ah oo 28 jir ah, dhacda daan ayaa waxaa ay dhacday saakay 8 aroornimo, waxaana lagu dilay wejiga hore ee xaruunta jobcentre, ee shaqooyinka laga raadsado goobta baabuurta ladhigto . Islaantaan la dilay ayaa ahayd 56 jir. waxaana ay dhimatay markii loo qaaday isbitaalka. Haweenaydaan ladilaya ayaa hayd Siyaasiyad loo doortay golaha deegaanka ee Skuer taas oo katirsanayd xisbiga socialdimoqradiga. sida ay sheegeen Booliska waxaa qeybta dhexe ee galbeedka yuuland Micheal kjeldgaard. ninka laqabtay ayaa lawareysanayaa caawa 19.fiidnimo. ninkaan ayaa laga xigtay booliska in aysan horey ugu aqoon wax fiican.. Shaqadii goobta shaqada laga raadsado ayaa laxiray shaqaalihiina waxaa loo qaaday xaruunta lagala hadlo dadka murugaysan ee naxdin ay soo wajahdo.
|
Most Readed
Xayeesiin
ImageSlideShow



Haweeney siyaasiyad/ lataliso ahayd oo 56 jir ah ayaa lagu dilay holstbro nin 28 jir soomaali ah ayaa loo qabtay.




